Agaasimeyaasha Wasaaradaha Deegaanka iyo Arrimaha Dibadda oo Munaasibad laysku Arkay Xilalka kula kala Wareegay

Hargeysa (SalaanMedia)- Agaasimeyaasha Wasaaradaha Deegaanka iyo Arrimaha Dibadda ee Somaliland, ayaa maanta Munaasibad laysku Arkay Xilalka kula kala Wareegay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose