Daawo Riwaayad Beddeshay Dareenka Dadkii Daawanayey oo Madaxweyne Muuse Biixi ku jiro

 

Hargeysa (Salaan Media)- Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey sannad-guurada 26aad ee Ciidanka Qaranka oo ku qabsoontay Xarunta Taliska Guud ee magaalada Hargeysa.