Dr Ismail specialist Hospital oo Fuliyay qaliinadii dalka dibadiisa loo tagi jirey

Dr Ismail specialist Hospital oo Fuliyay qaliinadii dalka dibadiisa loo tagi jirey,Dr Ismail specialist waa cusbitaal casriya oo ku yaala magaalada hargeisa,waa cusbitaal ay dhamaan bulshawaynta reer somaliland iyo qayba kamida bulshooyinka soomaalidu ay ku reeyeen kana majad sheegteen uguna mahad naqay adeega caafimaad ee ay u sameeyaan