Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Shahaado Sharaf Ku Maamusay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin).

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Shahaado Sharaf Ku Maamusay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin).

Gudoomiye Faysal Ayaa Sheegay Inuu Maayar Cidin Ka soo Baxay Dheeradna Ku Daray Shaqadii Uu Bulshada Reer Berbera Iyo Qaranka Somaliland-ba u hayay. Taas oo aan ku hambalyeynayo Waajibaadka Saarnaa ee uu Gurey, tahayna in looga mahadnaqo

Maayir CIDIN ayaa Xisbiga UCID Ka soo Baxay Xiligii Doorashada Golaha Deegaanka ee qabsoontay 2012. Waxaanu ahaa Xildhibaankii Ugu Codka Badnaa Xildhibaanada u tartamay Doorashada Deegaanka Berbera.

Source Mustafa Janale