Hargeysa: Maayarka oo Tabobar la xidhiidha Arrimaha Bulshada u furay Shaqaalaha Dowladda Hoose

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa maanta Tabobar la xidhiidha Arrimaha Bulshada u furay Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Caasimadda.

 

Warkan oo faahfaahsan ka daawo halkan hoose