Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Magaalada Hargeisa waxa Lagu Caleemo Saaray Suldaan C/wahab Suldaan Cumar

Magaalada Hargeisa waxa Lagu Caleemo Saaray Suldaan C/wahab Suldaan Cumar, munaasibadan lagu caleemo saarayay suldaanka ayaa ahayd mid kulmisay madax dhaqameed wax-garad iyo aqoon yahan tira badan salaanmedia/Hargeisa…