Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Muqdisho:Qarraxyo ka dhacay magaalada muqdisho

Muqdisho:Qarraxyo ka dhacay magaalada muqdisho,waxa laga maqlay jugta laba qarrax degmooyin ka tirsan banadir qarrax ayaa waxa uu ka dhacay ex cantrol balcad kaasi oo ahaa bamka noocisa dhulka lagu aaso goobta waxa maraayay ciidamada midowga afrika,ciidanku waxay rideen rasaas balse lama hayo khasaaraha qaraxaasi salaanmedia/Muqdisho..