Hargeysa: Dowladda Hoose oo Bilowday Olole lagu bineynayo Goobaha Qashin-qubka iyo Meheradaha lagu Qayilo

Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa bilowday Olole lagu bineynayo Goobaha Qashin-qubka iyo Meheradaha lagu Qayilo ee caasimadda.