Hargeysa: Duqa Caasimadda oo soo bandhigay Qalabka Nadaafadda Gacmaha oo Dowladda Hoose keentay

Duqa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa soo bandhigay Qalabka Nadaafadda Gacmaha oo Dowladda Hoose keentay dalka.