Muxuu Raysal-Wasaaraha Ingiriisku ka yidhi Caabuqa CoronaVirus oo laga helay?

London (SalaanMedia)- Raysal-wasaaraha dalka UK, Boris Johnson, ayaa laga helay Caabuqa CoronaVirus, sida uu ku sheegay muuqaalka uu soo dhigay bartiisa Twitter oo uu ku shaaciyey maanta.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose