DAAWO Gabadh Caqli Badan oo Khatarta CoronaVirus ee ay Is-diidsiinayaan uga digtay Soomaalida

DAAWO Gabadh Soomaaliyeed oo Caqli Badni iyo Aqoon Eebbe ku galladay oo Khatarta CoronaVirus ee ay Is-diidsiinayaan uga digtay Soomaalida oo ay ku tilmaantay inay noqonayaan kuwa ugu dhimashada badan haddii aanay u hoggaansamin tallaabooyinka caafimaad ee loo jideeyo ka-hortagga iyo xakamaynta Caabuqa CoronaVirus iyo Cudurka ka dhasha ee Covid-19.

https://youtu.be/oatctrGwX90