Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Dib Udhis Kusamaynaysa Sariibadda Fooqa Jajabka

Dawlada Hoose Ee magaalada Hargaysa ayaa Dib Udhis Ku samaynaysa Sariibadda Fooqa Jajabka oo ka tirsan Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.

https://www.youtube.com/watch?v=m4BSFvyy7tk&feature=youtu.be