Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Olole Nadaafadeed ka bilowday Suuqa Gobonimo

Hargeysa (Salaanmedia)- Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda iyo sixada Caafimaad ka bilowday Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa.

 

Warkan oo faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose