Maxaad ka ogtahay Siyaabaha ugu fudud ee lagu kala Qaado iyo Qaabka lagaga Badbaadi Karo Cudurka Covid-19 (DAAWO MUUQAAL)?

Maxaad ka ogtahay Siyaabaha ugu fudud ee lagu kala Qaado iyo Qaabka lagaga Badbaadi Karo Cudurka Covid-19?

Halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa MUUQAAL Wacyigelin ah oo laga diyaariyey Qaabka ugu fudud ee laysku qaadsiin karo iyo qaabka looga hortagi karo Caabuqa CoronaVirus oo faro-baas ku haya Bulshada.

https://youtu.be/eJmQdsR2Rxg