NAGAAD oo Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ka fulinaysa Olole Bulshada lagaga Wacyigelinayo Cudurka Coronavirus

Hargeysa (Salaanmedia)- Xarunta dalladda isku xidhka haweenka ee NAGAAD ayaa maanta lagu qabtay kulan lagu Daahfurayey  wacyi-gelinta ka horta cudidrka COVID 19 kaas oo bulshada lagu baraarujinaayo in ay ka feejignaadaan faafitaanka cudurkaasi waxan madashaasi ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka Wasaaradda  caafmaadka masuuliyiin ka tirsana xukumadii hore ee somaliland xildhaabno ka tirsan golaha deegaanka degmada hargeisa masuuliyinta ugu sareya  dalladda haweenka ee NAGAAD,

Dalladda isku xidhka Haweenka ee NAGAAD ayaa wacyigalintan ka samyndoonta dhamaan Gobolladda Dalka