Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada London

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada London

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada London,

sida uu xaqiijiyay wiilkiisa Xaaji Mohamed Nuur Cadde.

Allaha u naxariistee Nuur Cadde ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada London.