Taliye DABAGALE oo Awaamiir Culculus soo saaray iyo Farriin uu u diray Shacabka

Hargeysa (SalaanMedia)- Taliyaha  Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeya Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in ciidanka Boolisku beegan dheeraad ah ka galayaan ilaalinta Amniga xilliga bisha Barakaysan ee Ramaadaan iyo ilaalinta Awaamiirta ay soo saareen Guddiga ka-hortagga cudurka Covid-19.

https://www.youtube.com/watch?v=gM-qeeceEVM