Wax ka ogow Sababta ku kalliftay in Al-Fanaan Saalax Carab yidhaado “Fanaaniinta Abaal nagama dhexeeyo” iyo Dareennada ku xeeran

Hargeysa (SalaanMedia)- Fannaanka da’da yar ee Saalax Carab oo toddobaaddadii u dambeeyey ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay.

Fanaan Saalax Carab oo maanta markii la soo daayey saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inaanu jirin abaal ka dhexeeya fannaaniinta reer Hargeysa oo hadalkiisu u muuqday mid ka tarjumaya inaanay ka hawl-galin ama wax dareen ah ka muujin xadhiggiisa.

DAAWO MUUQAALKA HOOSE

https://youtu.be/wpBZjpssxHM