Golaha xoraynta iyo Horumarinta jubooyinka iyo Gedo.

Golaha xoraynta iyo Horumarinta jubooyinka iyo gedo

Waxa weeye dareen kayimi dadka wada degan jubooyinka markay arkeen 30 sano dulmi iyo xagiraad iyo hanti boob iyo dhulboob in lagu wado deega madoodii oo uga ima nayay somali galbeed belaha dega beelka mida oo ah beesha ogaadeen oo aan amin sanayn inay furin ugujiraan umada somaliyeed lakiin imika ay ucadaatay umada somaliyeed inay iyaku yihiin kuwa usoo horseedaya cadawga sida uu kukacayo ahmed madoobe oo kasoo jeeda somali galbeed hadana uudalkii usoo horseedayo cadawgii oo ayka midyihiin kenya iyo imaratka oo aan ognahay inay kuso duushay badi iyo beriba iyo imaratka oo garabsinaysa xalufinta dhulka, dhuxusha isagoo garab kahaysta mamulka putland oo aan ognahay inaytahay putland meshii shalay laga soo maleegay xaqdarada iyo dulmiga hada socda iyagoo garab sanaaya beesha dhulbahante iyo warsangeli oo dulmigu gaadhay in magac yadii iyo isirkii dadkii deganaa deeganada la bedelo lona bixiyo magacyo ay iyagu leyihiin markaan aragnay halka ay wax marayaan waxaan go.aan sanay ina aan uhogaan sanaano xadiiskii nebigeena oo ahaa qofkii naftaada iyo malkaaga kugu yimaada inay waajib tahay iska celintisu jihaad kuna yahay fardulcayn sidaa daraded waxaan ogaysiinayna dadka dulanka ah inaanan degankena anaan marti ka noqonayn dawlada somaliyana aan usheegayna inaan diyaar unahay inan xoraysano dhulkayaga dawladuna garab nagu siiso

Gudiga anshaca ee Golaha Xoreynta iyo Hormarinta  gedo & Jubooyinga waa sidatan

1) Ali mahdi Ali (cali baajuun)
2) Xuseen cali maxamed (xuseen dheere )
3) Abdi xasan Derbi
4) Geedaay xaaji Xuseen ( geesguud)
5) maadeey Abuukar maxaad

Gudiga Saxaafadda ha ee Golaha Xoreynta iyo Hormarinta  gedo & Jubooyinga waa sidatan

1) Maxamed cali
2) xuseen gacal ( gacal show)
3) ismaaciil axmed aadan (gurmad qaran)
4) Salaad
5) Hani cabdiraxmaan

 

1)Xuseen cali maxamed (xuseen dheere?
2) xuseen cumar saalim (chibango)
3)Abdiraxman xasan bashıır (xaajı)
4)Maxamed sheekh xasan nuur (xaajoow)
5)Maxamed cartan
6) Idiris buraale
7) cali mahdi cali  ( Ali baajuun)
8) Ali xuseen ıbraahim
9) xamdi sheekh cabdalla
10) prof,aweys
11)Ismail Ahmed Aden (gurmad qaran)
Iyo    xubın sharfeed
12) xasan hanad maxamed (taakilo)

 

Wabilahi tawfiiq