GudaGalkii SNM Qaybtii 1aad

 

GudaGalkii SNM Qaybtii 1aad salaanmedia/Hargeisa…

 

Sannadu Markii Ay Ahayd 27–31 May 1988 Waa Waqtigii Guda Galkii SNM,Hadafka Jabhada SNM Waxa Uu Ahaa Ka Xoraynta Dawladii Kali Taliska Ahayd Ee Siyaad Bare Gobolada Waqooyi Oo Hada Ah Somaliland,Dawladi Somaliya Waxa Ay Ku Haysay Gobolada Waqooyi Dulmi,Cadaalad daro,Dhac Takoor Iwm,SNM Iyaga Oo Ka Duulaya In Ay Ka Madax Banaanadaan Kaliye Taliyihii Xasuuqa Ba’an U Gaystay Deegaanadaasi Isaga Oo Aan U Aaba Yeelin.Bishani Waxay Ku Beegantahay Guda galkii SNM Mujaahidiintii Dhimatay Allah Swc Qabriga Haw Nuuro Inta Noolna Ilaahay Caafimaad San Iyo Cimri dharar Ha siiyo,Kani Waa Mid Ka Mid Ah Mujaahidiintii Snm Iyo Gaadiidkii Lagu Xoreeyay Dalka Min Hargeisa Ilaa Saylac,Muj:Xuseen Cabdi Guuleed Waxa Uu Ka Tirsana Hogaamadii Sare Ee Gaadiidka Ciidankii 12aad Ee SNM Waxa Uu Ahaa Mid Ka Mid Ah Naftood U Hurayaashi Aan Libiqsan Jirin Inkastoo Aanay  Mujaahidiintu Kala Dhicin