Maamulka Iskaashatada Gadiidlayda Dal Dhis Oo U Kala Abtiriyey Gadiidlaydii Ku Jirey Shirkadaasi +

Maamulka Iskaashatada Gadiidlayda Dal Dhis Oo U Kala Abtiriyey Gadiidlaydii Ku Jirey Shirkadaasi + Fadeexado Musuq Maasuq Oo Dul Hoganaya Maamulka Iskaashatada Gaadiidley Dal Dhis [Xogo Hoose ]

Gudoomiyaha Iskaashadatada Gadiidleyda Daldhis Ee Magaalada Berbera Oo Ukala Abtiriyey Gadiidleydii Ku Jirey iskaashatadaasi Waxana Gudoomiyuhu Uu Bedka Soo Dhigey Qabyaalada Qaawan Oo Uu Ku Kala Dhowaysanayo Gadiidley Isagoo Gebi Ahaanba Si Cad Oo Qabyaaladaysan Uga Reeba Shaqooyiinka Gadiidleyda Kazoo Jeeda Bariga Berbera .
Dhinaca Kale Gudoomiyaha iskaashatada Gadiidleyda Daldhis Ayaa Ah Masuul Nidaam Xaq Daro Ah Ku Fadhiya Isla Markaana Mudo Xileedkiisi Uu Dhamaadey Inkasto Badhasaabka Gobolka Saaxil Uu Amar Dhowaan Kusoo Saarey In Mudo 3 Bilood Ah Ay Saamilayda iskaashatada Daldhis Ay Maamul Cusub Ku Doortaan Hadana Waxa Soo Faro Geliyey Maayirka Magaalada Berbera Oo Si Cad Udiidey In Gudoomiye Cuusb La Dooorto .
Halka Hoose Ka Akhri Warqadii Badhasaabka Gobolka Saaxil Soo Saarey !
Gudoomiyaha Iskaashatada Gadiidleyda Daldhis Oo Marar Badan Laga Cawday Ayaan Gebi Ahaanba Waxba Laga Qaban ,Mar Kasta Oo Cabasho Laga Muujiyona Waxa Uu Dabada Geliya Maayirka Magaalada Berbera .
La Soco Qaybta Labaad Fadeexadaha Musuq Maasuq Ee Dul Hoganaya Maamulka Iskaashatada Gadiidleyda Daldhis .

Xigasho #SOMALILANDFUTUREPOLICY ONLINE NEWS