OGEYSIIS OGEYSIIS TAYOSKILLS SCHOOL.

OGEYSIIS OGEYSIIS
TAYOSKILLS SCHOOL

Waxa la ogaysiinayaa hablaha iyo haweenka ku dhaqan magaalada Hargeisa in ISKUULKII TAYO uu qaadanayo arday cusub kuwaas o baran doona xirfado kala duwan sida Xinaha, Isqurxinta ( Makeup) Dawaarka, Darwalnimada, Cunto karinta.
Cinwaanka waa:
TAYOSKILLS SCHOOL
XAAFADA JAMEECADA, FOOQA JACIIR, DABAQADA 1AAD AGAAGARKA TOTAL AMA SHIMBIRTA, HARGEYSA, Somaliland
Tel:
0633237349
0634112176
0636734694
Ama 0633167045