Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Somaliya oo uu Akhriyayo Wasiirka Arrimaha Dibeda Jabuuti

Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Somaliya oo uu Akhriyayo Wasiirka Arrimaha Dibeda Jabuuti

Hadaanu nahey Dowladda Djabuti Waanu ixtiraameyna Madaxbanaanidda Somaliland iyo Somalia. Sidaas waxa yidhi wasiirka Arimaha Dibadda Ee Dalka jamhimuuriyadda Djabuti.

Nuxurka qodobadii Shirka Djabuti oo Geba-gebo ku noqdey qodobaddan.

1. In Wasiiraddu noqdaan Join ministerial committee qiimeysa waxyabaha ey Isla gorfeeyaan gudiyadda farsamaddu.

2. Gudi khubarado ku ah arimaha dhaqalaha iyo dhaqalaha gargaarka sidii loo qeybsan lahaa in la sameeyo.

2. Guddi farsamo arimaha Nabad iyo degananshaha xasiloonidda labadda dal.

3. Guddi farsamo ka shaqeysa sidii loogu heshiin lahaa dhaqalaha iyo maamulka hawadda.

Intaas buu ku soo gabgaboobey. Shirkuna waxu noqdey mid lagu xoojinayo in wadda hadaladdu sii socdaan. Laguna dhisayo kalsiinidda iyo is aaminka labadda dowladood wadda shaqeyntooda. Iyadoo laga duulayo in waxyaabahii shirarkii hore laga daba tago waxii ka qabyadda ahaana la Isla eego.

Waa bilaahi Towfiiq
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari