TACSI…dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI tiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamuud Aw Muuse geeriga ku timid Abtigayo Maxamuud Aw Muuse Caateeye oo ku geeriyooday Hargaysa saaka(Shalay).06.08.2020

TACSI…dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI tiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamuud Aw Muuse geeriga ku timid Maxamuud Aw Muuse Caateeye oo ku geeriyooday Hargaysa saaka(Shalay).06.08.2020

 

tacsi1Anagoo oo ah dhaamaan Ilma Ahmed  Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI  tiraanyo  leh u direynaa dhamaan reer Maxamuud Aw Muuse Caateeye iyo Caruurtooda geerida naxdinta leh ee ku timid .Aabahood oo anagana ah Abtigayo oo  Somaliland Hargaysa ku geeiyooday Maanta(Shalay)06 08.20 .Abtiyo Allah ha u naxariistee waxa uu xanuunka u jiifay mudo iminka 4 usbuuc ah.Waxa uu ahaa Qof aad u cibaado badan dadkuna aad u yaqaaniin.ILAAHAYNA waxaan uga baryaynaa janadii fardoowsa,Eheladii iyo Qaraabadii ay  kabaxdayna Samir iyo Iimaan Ilaahay ha siiyo.

Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed  Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sado Ahmed  Salaan odeygeeda iyo caruurteeda

Hinda Ahmed Salaan  iyo caruurteeda caruurteeda

C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Muna Ahmed  Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa

Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ayaan Ahmed  Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/wahaab  Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Nuuradiin    Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.Ireland.

 

Amiin                                   Amiin                           Amiin

 

TACSI

INAALI LLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN