Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo Sidii uu u dhacay Shirweynaha Afraad ee Xisbiga Kulmiye (Barnaamij Dhammeystiran)

Hargeysa (Salaanmedia)- Bahweynta Soomaaliyeed ee ku xidhan Shabakadda Caalamiga ah ee SalaanMedia.com, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij laga diyaariyey qaabkii uu u dhacay Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo ku qabsoomay magaalada Hargeysa.

Muuqaalka Hoose ka daawo