Hargeysa: Arday Isu-xilqaadamay Kala-hagista Baabuurta oo War Farxad leh Ka Helay Xukuumadda Somaliland

 

Hargeysa (SM)- Agaasimaha Barnaamijka Shaqo-Qaran ee xukuumadda Somaliland, ayaa kafaalo qaaday Waxbarashada arday Dugsiga sare dhigta oo isu-xil-qaamay kala-hagista gaadiidka magaalada Hargeysa xilli ay waddooyinku saxmad yihiin.