Wasaaradda Shaqo-gelinta Somaliland oo furtay Kulan lagu gorfeynayo Shaqo-abuurka Dhalinyarada

 

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta ee Somaliland ayaa maanta Hargeysa ka furtay Kulan lagu gorfeynayo Shaqo-abuurka iyo Xirfad u samaynta Dhalinyarada dalka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Salaanmedia.com/Hargeisa