132 Shirkadood oo ku tartamaya Mashaariic Xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka

Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Mashaariic fulintooda ay u tartamayaan 132 Shirkadood, kuwaas oo xukuumaddu ka hirgelinayso gobollada dalka.