Daawo Qaabkii ay u dhasheen Riikoodheyaashii Ciyaarta maanta ee xulalka Hawd vs Daadmadheedh

Daawo Qaabkii ay u dhasheen Riikoodheyaashii Ciyaarta maanta dhexmartay xulalka gobollada Hawd iyo Daadmadheedh oo isku haleelay kulan ka tirsan Wareegga Afar-dhammaadka ee Tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland.