Wax ka Ogow Taariikhdii uu Marxuum Cumar Carte Qaalib kaga duwanaa Siyaasiyiinta kale ee Soomaalida?

Hargeysa (SalaanMedia)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Cumar Carte Qaalib oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaanay deegaannada Soomaalida iyo dunida inteeda kale.

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Taariikh nololeedkii marxuumka oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii kacaanka ee Soomaaliya iyo dowladihii ka dambeeyey.