cabdikhaaliq diiriye

rss feed Author's Website

cabdikhaaliq diiriye's Latest Posts

Daawo Muqaal:Beesha Ciidagale oo beenisay shirkii uu shalay ku dhawaaqay Suldaan Maxamed..June19.18

Daawo Muqaal:Beesha Ciidagale oo beenisay shirkii uu shalay ku dhawaaqay Suldaan Maxamed..June19.18

| June 18, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Beesha Ciidagale oo beenisay shirkii uu shalay ku dhawaaqay suldaan Maxamed Hwlkan Ka Daawo Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

DAAWO: Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Togdheer Ka Hadlay Ganacsato Reer Burco Ah Oo Ay Shalay Xidh-xidheen

DAAWO: Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Togdheer Ka Hadlay Ganacsato Reer Burco Ah Oo Ay Shalay Xidh-xidheen

| June 18, 2018

Burco (Salaanmedia.com)_ Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inay Maxkamadda Hor-gaynayaan Ganacsato Reer Burco Ah Oo Ay Shalay Xidh-xidheen, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Continue Reading

Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Maamulka Hawada Somaliland Iyo Mooganaanta Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Maamulka Hawada Somaliland Iyo Mooganaanta Xukuumadda Madaxweyne Biixi

| June 18, 2018

Nairobi (Salaanmedia.com)_ -Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hawada Somaliland iyo Soomaaliya ka maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada, waxaana si rasmi ah ula wareegaysa Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Continue Reading

“Somaliland Meeqaamkii Ay Beesha Caalamka Ka Taagnayd Hoos Ayay Uga Dhacday…” Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay In Uu Mar Kale U Tartamayo Madaxweynenimo

“Somaliland Meeqaamkii Ay Beesha Caalamka Ka Taagnayd Hoos Ayay Uga Dhacday…” Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay In Uu Mar Kale U Tartamayo Madaxweynenimo

| June 18, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in xukuumadda KULMIYE laga doonayo in ay si waafi ah shacabka uga jaahil saarto heshiiska Dekedaha ee Dhex Maray Soomaaliya iyo Itoobiya in ay ku jirto Dekeda Berbera. Sidoo kale waxa uu cadeeyay in Somaliland meeqaamkii ay ka taagnayd beesha caalamka […]

Continue Reading

DAAWO: Wafti Ka Yimid Magaalada Muqdisho Oo Safar Ku Yimid Deegaano Ka Mid Ah Somaliland Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay

DAAWO: Wafti Ka Yimid Magaalada Muqdisho Oo Safar Ku Yimid Deegaano Ka Mid Ah Somaliland Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay

| June 18, 2018

Buuhoodle (Salaanmedia.com)_ Wafti ka tagay Magaalada Muqdisho ayaa galabta ka degey Magaalada Buuhoodle, wafdiga waxaa ka mid ah Madaxweynihii hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) iyo Cabdifataax Maxamed Cali, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Continue Reading

DAAWO: “Dalku Waxa Uu Ku Jiraa Xaalad Dagaal…” Ciidammada Booliska Oo Xidhay Ganacsato Reer Burco + Dadweynaha Oo Si Adag Hadlay

DAAWO: “Dalku Waxa Uu Ku Jiraa Xaalad Dagaal…” Ciidammada Booliska Oo Xidhay Ganacsato Reer Burco + Dadweynaha Oo Si Adag Hadlay

| June 17, 2018

Burco (Salaanmedia.com)_ Dadweynaha magaalada Burco ayaa si adag uga hadlay xadhig ay ciidammada boolisksa kula kaceen ganacsto reer Burco ah, Halkan hoose ka daawo warkan

Continue Reading

DAAWO: Dagaalkii Deegaanka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland Oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Maamulka Puntland

DAAWO: Dagaalkii Deegaanka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland Oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Maamulka Puntland

| June 17, 2018

Tuke Raq (Salaanmedia.com)_ Guddiga Difaaca ee maamul gobolleedka Puntland ayaa soo dhoweyn u sameeyay Ciidamo kasoo jeeda gobolka Sool oo ku biiray Ciidanka Puntland ee ku sugan aaga Tukaraq, Wasiiro iyo xildhibaano ayaa halkaasi ka hadlay, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Continue Reading

Faah-faahin Iyo Fallan-qayn Ku Saabsan Heshiiskii Shalay Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya + Qodobo Khatar Ah Oo Laga Digay

Faah-faahin Iyo Fallan-qayn Ku Saabsan Heshiiskii Shalay Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya + Qodobo Khatar Ah Oo Laga Digay

| June 17, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ War Murtiyeed shalay ay si wada jirka ah u soo saareen hoggaamiyeyaasha labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayay ku heshiiyeen qodobo ay ka mid ahaayeen maalgelinta 4 dekadood,furashada qunsuliyado iyo sii wadista heshiisyadii hore ay jiray. Hadaba maxay yihiin heshiisyada jiray oo lagu xusay war murtiyeedka Maxay ka dhigantahay maalgahsiga Dekadaha iyo […]

Continue Reading

XURUUFTA TELEFOONKA GACANTAADA OO AAD SI FIICAN U ARKI WAYDAA WAA CALAAMAD SHEEGAYSA  XANUUN INDHAHAAGA AH

XURUUFTA TELEFOONKA GACANTAADA OO AAD SI FIICAN U ARKI WAYDAA WAA CALAAMAD SHEEGAYSA XANUUN INDHAHAAGA AH

| June 17, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dr. George Eckert oo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka indhaha, ayaa caddeeyey in far-qoraalka aad u yaryar ee muraayadda taleefankaga gacantu ay tahay fursad uu qofku ku ogaan karo caafimaadka indhihiisa, gaar ahaan ku hubin karo in ay indhihiisu qabaan xaaladda caafimaad darro ee ah ‘Caadka’ indhaha fuula, oo sida la ogyahay aragga […]

Continue Reading

Daawo Barnaamijka Ciida Ee Magaalada Burco Iyo Madadaalo & Murti Qosol Badan

Daawo Barnaamijka Ciida Ee Magaalada Burco Iyo Madadaalo & Murti Qosol Badan

| June 16, 2018

Burco (Salaanmedia.com)_ Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Barnaamijka Ciida Ee Magaalada Burco Iyo Madadaalo & Murti Qosol Badan , Halkan hoose ka daawo

Continue Reading

War Deg-deg Ah: Khasaaraha Ka Dhashay Roob Duufaan leh oo Ka Da’ay Degmada Sallaxley.

War Deg-deg Ah: Khasaaraha Ka Dhashay Roob Duufaan leh oo Ka Da’ay Degmada Sallaxley.

| June 16, 2018

Salaxley. (Salaanmedia.com)_ Hal ruux ayaa ku geeriyooday tiro kalana way ku dhaawacmeen roob dabaylo watay oo caawa ka da’ay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex. Sidoo kale waxaa jira tiro guryo ah oo ku dumay roobka iyo xoolo uu laayay – Sida xaqiijiyey maayarka degmada Sallaxley Shiine Tahar. Wararka qaar ayaa sheegaya in guryaha uu roobku […]

Continue Reading

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Ka Hadley Inuu Garoowe Tagaayo + [Muuqaal ]

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Ka Hadley Inuu Garoowe Tagaayo + [Muuqaal ]

| June 16, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiir Xaglo Toosiye Oo Ka Hadley Inuu Garoowe Tagaayo

Continue Reading

Fanaanada Nimco Yasiin Oo Soo Saartey Heeso Cusub Iyo Wariye Cabdinur Sheekh Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey + [Muuqaal ]

Fanaanada Nimco Yasiin Oo Soo Saartey Heeso Cusub Iyo Wariye Cabdinur Sheekh Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey + [Muuqaal ]

| June 16, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Fanaanada Nimco Yasiin Oo Soo Saartey Heeso Cusub Iyo Wariye Cabdinur Sheekh Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey

Continue Reading

Somaliland Maanta Hawlo Badan Ayaa U Taala , Waxaana Lagaga Bixi Karaa ..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [Muuqaal ]

Somaliland Maanta Hawlo Badan Ayaa U Taala , Waxaana Lagaga Bixi Karaa ..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [Muuqaal ]

| June 16, 2018

Hargaysa(Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde ayaa waxaa uu sheegay in maanta ay Somaliland u taalo hawlo badan oo qabyo ah isla markaana lagaga baxi karo iyada oo la iskaashada xukuumad iyo xisbiyo-ba . Sidoo kale Gud Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu isaga oo ku hadlaya afka […]

Continue Reading

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadley Dagaalada Ceel Afweyn Iyo Tuko-raq + [Muuqaal ]

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadley Dagaalada Ceel Afweyn Iyo Tuko-raq + [Muuqaal ]

| June 16, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta isaga oo ku sugan magaalada Borama waxaa uu ka hadley Colaada Ceel Afweyn waxaana uu ku baaqay in colaadaasi sida ugu dhakhsaha badan loo dhameeyo isla markaana labada reerood ba ay nabada qaataan Sidoo kale Daahir Riyaale ayaa ka Hadley dagaalka Tuko-raq waxaana uu […]

Continue Reading

“Kiiska Ay Puntland Ka Hadlayso Ee Isirka, Caalamku Ma Fahmayo, Waana Inay Somaliland Iyo Soomaaliya Ka Wada Hadlaan” Ismaaciil Hurre Buubaa

“Kiiska Ay Puntland Ka Hadlayso Ee Isirka, Caalamku Ma Fahmayo, Waana Inay Somaliland Iyo Soomaaliya Ka Wada Hadlaan” Ismaaciil Hurre Buubaa

| June 15, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in wax aad loola yaabo tahay in Somaliland oo xadkeedii joogto in haddana laga dhigo inay Puntland ku tacadiiday, kuna xad gudubtay, waxaanu xusay inay Somaliland xaq u leedahay inay xadkeeda gaadho, isagoo soo jeediyey in […]

Continue Reading

Ciidammada Puntland Oo U Soo Ruqaansadey Dhinaca Somaliland, Dagaal Mar Kale Ka Dhex-qarxi Kara Iyo Xoggihii U Dambeeyey Dagaalka Tuke-raq

Ciidammada Puntland Oo U Soo Ruqaansadey Dhinaca Somaliland, Dagaal Mar Kale Ka Dhex-qarxi Kara Iyo Xoggihii U Dambeeyey Dagaalka Tuke-raq

| June 15, 2018

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Wararka laga helaayo deegaanka Tukaraq ee muddooyinkii dambe dagaalku ku dhex-maraayey dawladda Somaliland iyo Ciidammada Maamul-goballeedka ah ee Puntland, ayaa la soo sheegayaa in laga dareemayo dhaq-dhaaqyo ciidan oo aad u xooggan oo Maamulka Puntland ay ku qorsheynayaan siddii ay mar kale weerar ugu soo qaadi lahaayeen ciidamada jiida hore ee Somaliland. Sida […]

Continue Reading

Khasaaraha Ka Dhashay Rabshado Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

Khasaaraha Ka Dhashay Rabshado Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

| June 15, 2018

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ka dhacay Mudaharaad, kaas oo ka danbeeyay ka dib markii ciidamada qaranka somaliland gaadhi ay wateen uu soo galay Magaaladda. Ciidanka Saarnaa Baabuurkaasi ayaa damacsanaa in ay ka adeegtaan Suuqa Magaaladda Laascaanood, hasayeeshee dadka deegaanka ayaa shiid hadhka kaga dhigay, waxaana halkaasi ku dhaawacmay laba […]

Continue Reading

“Laascaanood Waxa Ay Isku Bedeshaya Qudus Iyo Israa’iil….” Maamul Puntland Oo Ka Been Sheegay Rabshado Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

“Laascaanood Waxa Ay Isku Bedeshaya Qudus Iyo Israa’iil….” Maamul Puntland Oo Ka Been Sheegay Rabshado Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

| June 15, 2018

Laascaanood (Salaamedia.com)_ Guddiga difaaca maamul gobolleedka Puntland ayaa si adag uga hadlay rabshado maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Continue Reading

Guddoomiyaha Gobalka Sool Oo Ka Hadlay Rabshado Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood + Khasaaraha Ka Dhashay

Guddoomiyaha Gobalka Sool Oo Ka Hadlay Rabshado Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood + Khasaaraha Ka Dhashay

| June 15, 2018

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ -Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa ka hadlay rabshado maanta ka dhacaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, Guddoomiye waxa uu sharaxay waxa sababay rabshadaahaasi iyo khasaaraha ka dhashay, Halkan hoose kaga boggo

Continue Reading

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online