xamse

rss feed

xamse's Latest Posts

DAAWO:-Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xalay Saq dhexe Soo Kormeertay Dekada BerBera Wakhti Ay Shalay Ka Dhuumatay Gancsato Reer Barbara Oo Cabsho Ka Muujiseye Dekada…21.08.17

DAAWO:-Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xalay Saq dhexe Soo Kormeertay Dekada BerBera Wakhti Ay Shalay Ka Dhuumatay Gancsato Reer Barbara Oo Cabsho Ka Muujiseye Dekada…21.08.17

| August 21, 2017

DAAWO:-Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xalay Saq dhexe Soo Kormeertay Dekada BerBera Wakhti Ay Shalay Ka Dhuumatay Gancsato Reer Barbara Oo Cabsho Ka Muujiseye Dekada…21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Gudida Abwaaninta Somaliland Oo Badka Soo Dhigey Hadal Adag Oo Ay Kala Kulmeen Baashe Maxamed Faarax..21.08.17

Daawo Muqaal:Gudida Abwaaninta Somaliland Oo Badka Soo Dhigey Hadal Adag Oo Ay Kala Kulmeen Baashe Maxamed Faarax..21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Muqaal:Gudida Abwaaninta Somaliland Oo Badka Soo Dhigey Hadal Adag Oo Ay Kala Kulmeen Baashe Maxamed Faarax..21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Ganacsade Aadan Baradho Oo Sheegay Waqtiga Ay Soconayso Iibka Xooluhu sheegayna in..21.08.17

Daawo Muqaal:Ganacsade Aadan Baradho Oo Sheegay Waqtiga Ay Soconayso Iibka Xooluhu sheegayna in..21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Muqaal:Ganacsade Aadan Baradho Oo Sheegay Waqtiga Ay Soconayso Iibka Xooluhu sheegayna in..21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Xil kala Wareejinta Agaasimihi Guud Ee Hore Iyo Agaasimaha Cusub Ee Wasarada Beeraha Somaliand.21.08.17

Daawo Muqaal:Xil kala Wareejinta Agaasimihi Guud Ee Hore Iyo Agaasimaha Cusub Ee Wasarada Beeraha Somaliand.21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Muqaal:Xil kala Wareejinta Agaasimihi Guud Ee Hore Iyo Agaasimaha Cusub Ee Wasarada Beeraha Somaliand.21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

DEG DEG DAAWO WASAARADA GAASHAANDHIGA OO HADA KA HADASHAY XAALADA BUUHOODLE UNA HANJABTEY PUNTLAND..21.08.17

DEG DEG DAAWO WASAARADA GAASHAANDHIGA OO HADA KA HADASHAY XAALADA BUUHOODLE UNA HANJABTEY PUNTLAND..21.08.17

| August 21, 2017

DEG DEG DAAWO WASAARADA GAASHAANDHIGA OO HADA KA HADASHAY XAALADA BUUHOODLE UNA HANJABTEY PUNTLAND..21.08.17   Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Egypt’s Sisi assures Somali counterpart of Cairo’s support for Somalia

Egypt’s Sisi assures Somali counterpart of Cairo’s support for Somalia

| August 21, 2017

Monday August 21, 2017 Egypt’s President Abdel-Fattah El-Sisi stressed Egypt’s support for Somalia at a meeting with Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo on Sunday in Cairo, a presidential statement read. This is the first time El-Sisi has received his Somali counterpart since he was elected in February 2017 El-Sisi hailed the “distinguished and historical relations […]

Continue Reading

Xogo Rasmi Ah Oo Laga Helay Ujeedada Safar Uu Magaaladda Muqdisho Ku Joogo Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar+Kulamo Xasaasi Ah Oo Uu La Yeeshay Farmaajo Iyo Khayre Iyo Qodobo La Yaab Leh Oo KULMIYE Ku Jiro Oo Uu La Hor Tagay Hargeysa(Ogosto.21,2017

Xogo Rasmi Ah Oo Laga Helay Ujeedada Safar Uu Magaaladda Muqdisho Ku Joogo Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar+Kulamo Xasaasi Ah Oo Uu La Yeeshay Farmaajo Iyo Khayre Iyo Qodobo La Yaab Leh Oo KULMIYE Ku Jiro Oo Uu La Hor Tagay   Hargeysa(SM)Ogosto.21,2017-Wasiirkii hore ee arrimaha dibada  iyo ganacsiga Somaliland  Maxamed […]

Continue Reading

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Xoghayaha Deg. Ibraahim Koodbuur Ee Xisbiga Waddani   21st Aug, 2017

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Xoghayaha Deg. Ibraahim Koodbuur Ee Xisbiga Waddani 21st Aug, 2017

| August 21, 2017

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Xoghayaha Deg. Ibraahim Koodbuur Ee Xisbiga Waddani  21st Aug, 2017 Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Xoghayaha Deg. Ibraahim Koodbuur Ee Xisbiga Waddani Hargeisa-(Qaran-news)- Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa cambaareeyey xadhiga Xukuumada Kulmiye ay kula kacday xoghayaha degmada Ibraahim Koodbuur ee xisbiga Waddani, […]

Continue Reading

Daawo Barnaamij Ku Saabsan Tayada Waxbarasha iyo Taclinta Sare. Prof Iqra Q.1aad..21.08.17

Daawo Barnaamij Ku Saabsan Tayada Waxbarasha iyo Taclinta Sare. Prof Iqra Q.1aad..21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Barnaamij Ku Saabsan Tayada Waxbarasha iyo Taclinta Sare. Prof Iqra Q.1aad..21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ergo Muuse Biixi Ugu Diray Siyaasiyiin Ay Isku Beel-Yihiin Iyo Nuxurka Qodobka Ay Kala Hadlayaan Oo Khuseeya Dumaasha Xisbiga KULMIYE Hargeysa.Ogosto.21,2017

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ergo Muuse Biixi Ugu Diray Siyaasiyiin Ay Isku Beel-Yihiin Iyo Nuxurka Qodobka Ay Kala Hadlayaan Oo Khuseeya Dumaasha Xisbiga KULMIYE Hargeysa(Ramaas)Ogosto.21,2017- Muranka dumaasha jagada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Mustaqbalka, iyo sidoo kale damaca Maxamuud Xaashi iyo waji da-dabka Musharrax Muuse Biixi, ayaa hadda xaraaraddiisu waxay gaadhay halkii ugu sarraysay, kaddib markii […]

Continue Reading

Sucuudiga oo Eedo La Xidhiidha Dhinaca Xajka u Soo Jeedisay Dawladda Qatar Monday August 21, 2017 –

Sucuudiga oo Eedo La Xidhiidha Dhinaca Xajka u Soo Jeedisay Dawladda Qatar Monday August 21, 2017 –

| August 21, 2017

Sucuudiga oo Eedo La Xidhiidha Dhinaca Xajka u Soo Jeedisay Dawladda Qatar Monday August 21, 2017 – Hargeysa(SM):-Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho dadka doonaya in sanadkan ay soo xajiyaan. Labada dal ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa ka dhex taagnaa xiisad […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Wariye Cabdisalaan Hereri oo booqasho ku tagay dalka Tanzania warbixina ka diyaariye seeraha ay caanka ku tahay .Hereri Iyo Tanzania.21.08.17

Daawo Muqaal:Wariye Cabdisalaan Hereri oo booqasho ku tagay dalka Tanzania warbixina ka diyaariye seeraha ay caanka ku tahay .Hereri Iyo Tanzania.21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Muqaal:Wariye Cabdisalaan Hereri oo booqasho ku tagay dalka Tanzania warbixina ka diyaariye seeraha ay caanka ku tahay .Hereri Iyo Tanzania.21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Barnaamijka “HA HAKRAN DADKAAGA” Musharax Cabdiraxmaan  Cirro ..Dhameystiran ©Saabtv..21.08.17

Daawo Muqaal:Barnaamijka “HA HAKRAN DADKAAGA” Musharax Cabdiraxmaan Cirro ..Dhameystiran ©Saabtv..21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Muqaal:Barnaamijka “HA HAKRAN DADKAAGA” Musharax Cabdiraxmaan  Cirro ..Dhameystiran ©Saabtv..21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Xisbiga Waddani Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Deegaanka Ceel Dhaab Gobolka Saraar Iyo masuul sare oo xadhiga ka.. 21.08.17

Daawo Muqaal:Xisbiga Waddani Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Deegaanka Ceel Dhaab Gobolka Saraar Iyo masuul sare oo xadhiga ka.. 21.08.17

| August 21, 2017

Daawo Muqaal:Xisbiga Waddani Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Deegaanka Ceel Dhaab Gobolka Saraar Iyo masuul sare oo xadhiga ka.. 21.08.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

DAAWO:- Wasiir Samsam Oo Ka Hadashay Waxa Ay Ka Shaqayn Doonto Marka Ay Ka Degto Xilka Wasiirnimo Aug 21, 2017

DAAWO:- Wasiir Samsam Oo Ka Hadashay Waxa Ay Ka Shaqayn Doonto Marka Ay Ka Degto Xilka Wasiirnimo Aug 21, 2017

| August 21, 2017

DAAWO:- Wasiir Samsam Oo Ka Hadashay Waxa Ay Ka Shaqayn Doonto Marka Ay Ka Degto Xilka Wasiirnimo Aug 21, 2017 Hargeysa (SM) – DAAWO:- Wasiir Samsam Oo Ka Hadashay Waxa Ay Ka Shaqayn Doonto Marka Ay Ka Degto Xilka Wasiirnimo. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League Oo Lagu Qabtay Dalka UK Aug 21,2017

DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League Oo Lagu Qabtay Dalka UK Aug 21,2017

| August 20, 2017

DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League Oo Lagu Qabtay Dalka UK Aug 21,2017 Birmingham (SM) –DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League In Birmingham. Salaanmedia/London

Continue Reading

Maamulka Xisbiga WADDANI Ee UK Oo Baaq Nabadeed Diray .August 20, 2017

Maamulka Xisbiga WADDANI Ee UK Oo Baaq Nabadeed Diray .August 20, 2017

| August 20, 2017

Maamulka Xisbiga WADDANI Ee UK Oo Baaq Nabadeed Diray .August 20, 2017 Maamulka Xisbiga Waddani UK iyagoo aad uga xun dhibaatada colaadeed ee Beesha Walaalaha ah ee dagaalku saaka ku dhex martay degaanka Buuhoodle. Waxaanu ugu baaqaynaa in colaada la joojiyo ilaahay laga baqo nabada , wada jirka wada dhalshada Iyo degaan wadaaga la dhowro. […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Suldan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo Baaq Nabadeed u direy Beelaha Shaqaaqadu Ku dhexmartey Buhoodle August 20, 2017 |

Daawo Muqaal:Suldan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo Baaq Nabadeed u direy Beelaha Shaqaaqadu Ku dhexmartey Buhoodle August 20, 2017 |

| August 20, 2017

Daawo Muqaal:Suldan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo Baaq Nabadeed u direy Beelaha Shaqaaqadu Ku dhexmartey Buhoodle August 20, 2017 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Wasiirudawlaha Ingiriiska August 20, 2017

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Wasiirudawlaha Ingiriiska August 20, 2017

| August 20, 2017

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Wasiirudawlaha Ingiriiska August 20, 2017 Madaxweyne-ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha M/weynaha JSL mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici ayaa maanta (20.08.2017) Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti culus oo ka socda Dalka Boqortooyada Ingiriiska. Madaxweyne-ku-xigeenka waxa kulanka ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, […]

Continue Reading

Daawo Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Cali Mareexaan Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Culus Oo Kasocoda Dawlada Engriiska Oo Hawlo Shaqo Hargeysa Ujooga August 20, 2017

Daawo Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Cali Mareexaan Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Culus Oo Kasocoda Dawlada Engriiska Oo Hawlo Shaqo Hargeysa Ujooga August 20, 2017

| August 20, 2017

Daawo Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Cali Mareexaan Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Culus Oo Kasocoda Dawlada Engriiska Oo Hawlo Shaqo Hargeysa Ujooga August 20, 2017 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online