RSSWarka

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Weftigii uu Hoggaaminaayey oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Shaffeild ee wadanka UK+[SAWIRO]

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Weftigii uu Hoggaaminaayey oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Shaffeild ee wadanka UK+[SAWIRO]

| March 25, 2017

Hargeysa(SM):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdullaahi (Cirro) iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayey isla mar ahaantaana socdaalka ku joogay dalweynaha Ingiriiska, ayaa caawa fiidkii kulan ballaadhan la qaatay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada Shafeild ee dalkaasi.Kulankan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay goob ka ahaayeen […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Dhalinyarada Magaalada Laascaanood Ayaa Cabasho Ka Muujiyay Xadhiga Internet Ee La Xanibay.Sabti 25.03.17

Daawo Muqaal:Dhalinyarada Magaalada Laascaanood Ayaa Cabasho Ka Muujiyay Xadhiga Internet Ee La Xanibay.Sabti 25.03.17

| March 25, 2017

Dhalinyarada Magaalada Laascaanood Ayaa Cabasho Ka Muujiyay Xadhiga Internet Ee La Xanibay. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Madaxweyne Siilanyo Oo Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga , Caawa na U Hoydey Magaalada Berbera + [ Sawiro]

Madaxweyne Siilanyo Oo Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga , Caawa na U Hoydey Magaalada Berbera + [ Sawiro]

| March 24, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa safar galab caraw ah ugu baxay Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalo Madaxdiisa Berbera. Madaxweynaha iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey deegaamada Dacar-budhuq, Abdaal, Lafa-ruug, Xamaas, Dara-godle iyo Magaalada Berbera oo ay soo gaadheen makhribkii. Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid shaqo oo uu […]

Continue Reading

Somaliland Gurmadbay U Baahan Tahay, Waxana Ina Haysa ….” Sheekh Aadan Siiro +[ Muuqaal ]

Somaliland Gurmadbay U Baahan Tahay, Waxana Ina Haysa ….” Sheekh Aadan Siiro +[ Muuqaal ]

| March 24, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka waxaa uu khudbadiisii maanta ee salada Jumce uu kaga hadley xaalada dalku uu wakhtigan maraayo Sheekha ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay u baahan tahay Gurmad isla markaana taladii ugu xumeyd ay inagu habsatey Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Khudbada […]

Continue Reading

Beesha Habar Jeclo Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Oo Aan Waxba Helin Ha U Soo Hanjabina ..” Boqor Badow + [Muuqaal]

Beesha Habar Jeclo Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Oo Aan Waxba Helin Ha U Soo Hanjabina ..” Boqor Badow + [Muuqaal]

| March 24, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqor Badow oo ka mid ah madax dhaqameedka beesha Suber Sacad Muuse sida uu sheego waxaa uu ka jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay gudida beesha Habar Jeclo Badow waxaa uu sheegay in uu beesha Habar Jeclo uu u soo jeedinaayo in aanay u hanjabin Muuse Biixi oo aan wali waxba helin balse […]

Continue Reading

Waxgaradka Gobolka Daadmadheedh Ayaa Eedaymo Usoo jeediyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta.24.03.17

Waxgaradka Gobolka Daadmadheedh Ayaa Eedaymo Usoo jeediyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta.24.03.17

| March 24, 2017

Daawo Muqaal:24.03.17Harg(SM)Waxgaradka Gobolka Daadmadheedh Ayaa Eedaymo Usoo jeediyay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dhoolatus Dhinaca Xoojinta Amniga Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa,+ Video.

Daawo Muqaal:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dhoolatus Dhinaca Xoojinta Amniga Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa,+ Video.

| March 24, 2017

Jimce.24.03.17Harg(SM)Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dhoolatus Dhinaca Xoojinta Amniga Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa,+ Video. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

War Deg Deg Ah:-Dabley Hubaysan Oo Duleedka Laascaanood Ku Dilay Nin Iyo Ciidamada Booliska Oo Maydka Ninkaasi Kasoo Dhex Helay Gaadhi Uu Watay March 24, 2017

War Deg Deg Ah:-Dabley Hubaysan Oo Duleedka Laascaanood Ku Dilay Nin Iyo Ciidamada Booliska Oo Maydka Ninkaasi Kasoo Dhex Helay Gaadhi Uu Watay March 24, 2017

| March 24, 2017

War Deg Deg Ah:-Dabley Hubaysan Oo Duleedka Laascaanood Ku Dilay Nin Iyo Ciidamada Booliska Oo Maydka Ninkaasi Kasoo Dhex Helay Gaadhi Uu Watay March 24, 2017 Laas Caanood (SM) –Warar hadda naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in dabley hubaysan oo aan ilaa […]

Continue Reading

Doon Sidey Tahriibayaal Oo Ku Dagtay Badda Liibiya Iyo Talyaaniga U Dhaxeysa Iyo Tirada Dhimashada

Doon Sidey Tahriibayaal Oo Ku Dagtay Badda Liibiya Iyo Talyaaniga U Dhaxeysa Iyo Tirada Dhimashada

| March 24, 2017

Italy (Salaanmedia.com)_ In kabadan 200 oo muhaaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen doon ku dagtay xeebaha badda Liibiya, sida ay sheegtay hay’ad gargaar oo Spain laga leeyahay Hay’adda Proactiva Open Arms oo ka shaqaysa samato bixinta dadka badaha ku safra ayaa heshay 5 mayd oo sabaynaya meel aan ka fogayn labo […]

Continue Reading

Deg Deg ]:- Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Halka La Geeyey

Deg Deg ]:- Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Halka La Geeyey

| March 24, 2017

Masar (Salaanmedia.com)_ Madaxweynihii hore ee waddanka Masar, Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maanta xabsiga laga sii daayay. Image may contain: 1 person Waxaa xabsigaasi la geliyay 2011 markii xukunka laga tuuray Waxaa lagu hayay cisbitaal milateri oo ku yaalla caasimadda Qaahira. Go’aankan ayaa daba socda xukun ay horraantii bishan riday maxkamad, taasoo ku weyday dacwado la […]

Continue Reading

Abwaan Laabsaalax Oo U Jawaabay Fanaaniinta Yurub Geenyo, Nimcaan Hilaac Iyo Hodan Cabdiraxmaan + [Muuqaal]

Abwaan Laabsaalax Oo U Jawaabay Fanaaniinta Yurub Geenyo, Nimcaan Hilaac Iyo Hodan Cabdiraxmaan + [Muuqaal]

| March 24, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Abwaan Laabsaalax gudoomiyaha kooxda xidigaha Geeska ayaa waxaa uu ka hadley sababta kooxdaasi looga saaray faanaaninta Yurub Geenyo , Nimaac Hilaac , Hodan Cabdiraxmaan iyo Yuusuf Hanad Halkan Ka Daawo

Continue Reading

[Deg Deg] :- Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey

[Deg Deg] :- Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey

| March 24, 2017

Muqdisho (Salaanmedia.com)_Qarax aad u weyn ayaa goor dhoweyd waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho , waxaana qaraxaas ka soo baxaya warar kala duwan Daryanka qaraxan oo si weyn looga maqlay magaalada Muqdisho , warar hordhac ah oo soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxay sheegayaan inuu ka dhacay agagaarka hotelka City Center oo ku dhow taalada Xaawo […]

Continue Reading

Deg Deg ]:- Ciidamo La Soo Dhoobey Wadada Halbawlaha Ah Ee Caasimada Hargeysa + Maxaa Kordhey

Deg Deg ]:- Ciidamo La Soo Dhoobey Wadada Halbawlaha Ah Ee Caasimada Hargeysa + Maxaa Kordhey

| March 24, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Waxaa hada ciidamo badan oo Boolis ah la soo dhoobey wadada halbawlaha ah ee caasimada Hargeysa taas oo hor marta madaxtooyada Somaliland Sababta loo xidhay wadadan isla markaana ciidamada loo soo dhoobey ayaa waxaa ay tahay madaxweyne Siilanyo oo la filaayo in uu goor dhaw safar ugu baxo gobalada Bariga Somaliland oo soo […]

Continue Reading

Daawo Muxaadarada todobaadka,Xisaabi Naftaada Sheekh,If Iyo Akhiroba,sidee ku bedbaadaysaa Abu Dalxa UK London.24.03.17

Daawo Muxaadarada todobaadka,Xisaabi Naftaada Sheekh,If Iyo Akhiroba,sidee ku bedbaadaysaa Abu Dalxa UK London.24.03.17

| March 24, 2017

Daawo Muxaadarada todobaadka,Xisaabi Naftaada Sheekh,If Iyo Akhiroba,sidee ku bedbaadaysaa Abu Dalxa UK London.24.03.17 Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Wariyadda Aamina Muuse Weheliye oo ku tilmaantay xadhiga wariye Coldoon xaqdaro,Baaq ay u dirtay xukumadda Somaliland fartana ku fiiqday G/Faysal Cali Waraabe hadalo uu saxaafadda ka sheegay….DOOD

Jimce.24.03.17Harg(SM)Daawo Muqaal:Wariyadda Aamina Muuse Weheliye oo ku tilmaantay xadhiga wariye Coldoon xaqdaro,Baaq ay u dirtay xukumadda Somaliland fartana ku fiiqday G/Faysal Cali Waraabe hadalo uu saxaafadda ka sheegay….DOOD Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Daawo Muqaal:Hay’adda FBI-da Mareykanka Oo Xaqiijisay Inay Baadhitaan Ku Hayaan Xiriirka Donald Trump Iyo Ruushka Ka Dhexeeyo(Video)

Daawo Muqaal:Hay’adda FBI-da Mareykanka Oo Xaqiijisay Inay Baadhitaan Ku Hayaan Xiriirka Donald Trump Iyo Ruushka Ka Dhexeeyo(Video)

| March 24, 2017

Friday.24.03.17London(SM)Madaxda hay’adaha sirdoonka iyo danbi baarista Maraykanka NSA iyo FBI oo xalay hortagay Guddiyada Baarlamaanka ayaa si cad u beeniyey eedeyntii Donald Trump uu ku eedeeyey Madaxweynihii isaga ka horeeyey Barack Obama inuu talefonadiisa dhageystay xiligii doorashada. Agaasimaha hay’adda danbi baarista James Comey ayaa sheegay inaysan jirin wax cadeyn ah oo arrintan loo hayo, isagoo […]

Continue Reading

Waftigii Uu Hogaaminaayey Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Kulamo La Qaadey Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Belgium Ka Iyo Natiijada Ka Soo Baxdey + [Muuqaal]

Waftigii Uu Hogaaminaayey Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Kulamo La Qaadey Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Belgium Ka Iyo Natiijada Ka Soo Baxdey + [Muuqaal]

| March 23, 2017

Belguim (Salaanmedia.com)_ Waftigii uu hogaaminaayey musharax Cabdiraxmaan Ciro ee safarka ku maraayey wadamada qaarada Yurub ayaa waxaa ay kulan la yeesen masuulyiinta wasaarada arimaha dibada Dalka Belgium ka HALKAN KA DAAWO

Continue Reading

Cabdikarriim Axmed Moogge Oo Sheegay In Madaxda Waddanka Looga Baahan-Yahay Qorshihii Xal Looggu Heli-Lahaa Saamaynta Taban Ee Ay Abaarta Soo Noq-noqataa Dhaqaalaha Waddanka Ku Yeelanayso. March 23, 2017

Cabdikarriim Axmed Moogge Oo Sheegay In Madaxda Waddanka Looga Baahan-Yahay Qorshihii Xal Looggu Heli-Lahaa Saamaynta Taban Ee Ay Abaarta Soo Noq-noqataa Dhaqaalaha Waddanka Ku Yeelanayso. March 23, 2017 Hargaysa:(SM)-Siyaasi Cabdikarriim Axmed Mooge oo hore u ahaa Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaraddaha Kalluumaysigga iyo Qorshaynta Qaranka,ayaa sheegay in wax-ka qabasho la’aanta abaaraha dalka kusoo noq-noqanayaa ay si weyn […]

Continue Reading

Daawo:-Ururka Al Shabaab Oo Weerar Gaadmo Ah Ku Qaaday Fadhiisin Ciidamada DF Ee Degaanka BaraaweMarch 23, 2017

Daawo:-Ururka Al Shabaab Oo Weerar Gaadmo Ah Ku Qaaday Fadhiisin Ciidamada DF Ee Degaanka BaraaweMarch 23, 2017

| March 23, 2017

Daawo:-Ururka Al Shabaab Oo Weerar Gaadmo Ah Ku Qaaday Fadhiisin Ciidamada DF Ee Degaanka BaraaweMarch 23, 2017 Baraawe (SM) –Ururka Al shabaab Oo Weeraray Degaanka Baraawe+Dhimashad Iyo Dhawcii Ka Dhacay Goobtasi, Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Heegan La Galiyey Iyo Taliye Fadal Oo Ka War Bixiyey + [Muuqaal]

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Heegan La Galiyey Iyo Taliye Fadal Oo Ka War Bixiyey + [Muuqaal]

| March 23, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu sheegay in dhamaan ciidamada Booliska heegan Buuxa la galiyey isla markaana hawl galkani yahay mid la xidhiidha qab qabashada dadka falalka nabad galyo darada ah wada iyo dad uu sheegay in ay afduub iyo sixir wadaan oo ay bulshadu mudooyinkii ugu […]

Continue Reading

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online