RSSArticles

Muran Ka Taagan Awoodaha Wiilka Uu Trump Soddogga U Yahay Iyo Afadiisu Ku Leeyihiin Guriga Cad ( White House )

Muran Ka Taagan Awoodaha Wiilka Uu Trump Soddogga U Yahay Iyo Afadiisu Ku Leeyihiin Guriga Cad ( White House )

| February 22, 2017

Wednesday, February 22nd, 2017 Muran Ka Taagan Awoodaha Wiilka Uu Trump Soddogga U Yahay Iyo Afadiisu Ku Leeyihiin Guriga Cad ( White House ) Feb 22, 2017 USA(SM) – Tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump muddo hadda bil laga joogo, waxaa si is-daba jog ah u soo baxaya dhaliilaha la […]

Continue Reading

Haldoorka Iyo Labeenta Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Hargaysa Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Isla Markaana Uga Mahad-Naqay Dadaalka Uu Galinayo Midnimada Iyo Horumarka Somaliland + Sawiro

| February 21, 2017

Salaasa.21.02.17harg(SM)Haldoorka Iyo Labeenta Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Hargaysa Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Isla Markaana Uga Mahad-Naqay Dadaalka Uu Galinayo Midnimada Iyo Horumarka Somaliland + Sawiro Kulankan Cashor-sharafta ah ee ay dhalinyaradu u fidiyeen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo xalay ka dhacay Hudheelka Hiddor-Dhawr ayaa daarnaa is xog-waraysi iyo muxaadaro (Lecture), […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Siyaasi Sayid Cali Ducaale oo kahadlay Saldhiga  malatariga ee dawlada Imaadaarka Iyo Somaliland ee Berbera laga hirgalinaayo.

Daawo Muqaal:Siyaasi Sayid Cali Ducaale oo kahadlay Saldhiga malatariga ee dawlada Imaadaarka Iyo Somaliland ee Berbera laga hirgalinaayo.

| February 21, 2017

Salaasa.21.02.17Harg(SM)Daawo Muqaal:Siyaasi Sayid Cali Ducaale oo kahadlay Saldhiga  malatariga ee dawlada Imaadaarka Iyo Somaliland ee Berbera laga hirgalinaayo. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Refugee populations drawing doctors to rural Kansas

Refugee populations drawing doctors to rural Kansas

| February 21, 2017

Tuesday February 21, 2017 In this Friday, Feb. 3, 2017 photo, Somali refugee Mursal Naleye sits with Benjamin Anderson at the African Shop in Garden City, Kan. The doctors have become so important to the Somalis that when Naleye learned that Anderson and two physicians were going to Africa in November, he felt obligated to […]

Continue Reading

Faysal Cali Waraabe Gabdhihii Reer Somaliland Ar Farmajo Nogeeya ayay Naleeyihiin  dowlad in aaney jirin somalilana sheegey

Faysal Cali Waraabe Gabdhihii Reer Somaliland Ar Farmajo Nogeeya ayay Naleeyihiin dowlad in aaney jirin somalilana sheegey

| February 21, 2017

Faysal Cali Waraabe Gabdhihii Reer Somaliland Ar Farmajo Nogeeya ayay Naleeyihiin

Continue Reading

Saldhiga berbera waxaa  loo kireyey Mareykanka sidaa waxa shegey, khabiir ka tirsan dowlada UAE; by fuaad qawdhan arimaha bulshada woolwich london

Saldhiga berbera waxaa loo kireyey Mareykanka sidaa waxa shegey, khabiir ka tirsan dowlada UAE; by fuaad qawdhan arimaha bulshada woolwich london

| February 21, 2017

Cadeyntii saldhiga berbera  ; Hadaanu nahey  (UAE )waxaan ku shaqeey nayney   maslaxada MAREYKANKA, Sidaa waxaa yidhi khabiir Dowlda UAE. Waxaa jira weegii ina soo dhaafey in dowlada  SOMALILAND aay sheegtey in  saldhiga berbera ee militariga ,  sanadki lagu kireeyey lacag dhan($1,200,000  oo doler)  sidaa waxaa yidhi  khabiir u xog daloola, oo ka tirsan dowlada […]

Continue Reading

Daawo:-Salaadiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Ayaa Madaxwnaha Iyo Golayaasha Qaran Ku Taageeray Ogaankii Ay Ku Ansixiyeen saldhiga Military ee dawlada imaraadku ku yeelan doonto magaalada Berbera

Daawo:-Salaadiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Ayaa Madaxwnaha Iyo Golayaasha Qaran Ku Taageeray Ogaankii Ay Ku Ansixiyeen saldhiga Military ee dawlada imaraadku ku yeelan doonto magaalada Berbera

| February 20, 2017

Isniin.20.02.17Harg(SM)Daawo:-Salaadiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Ayaa Madaxwnaha Iyo Golayaasha Qaran Ku Taageeray Ogaankii Ay Ku Ansixiyeen saldhiga Military ee dawlada imaraadku ku yeelan doonto magaalada Berbera

Continue Reading

Daawo Muqaal:Oday Xasan Haruun oo qaylo dhaan dheer ka soo saaray Wareejinta Airportka Berbera sheegayna dhibaatada ay keeni karto in la…

Daawo Muqaal:Oday Xasan Haruun oo qaylo dhaan dheer ka soo saaray Wareejinta Airportka Berbera sheegayna dhibaatada ay keeni karto in la…

| February 20, 2017

Isniin.20.02.17London(SM)Oday Xasan Haruun oo qaylo dhaan dheer ka soo saaray Wareejinta Airportka Berbera. Salaanmedia/London

Continue Reading

This map shows the countries with the most ‘toxic’ environments on Earth

This map shows the countries with the most ‘toxic’ environments on Earth

| February 20, 2017

Source The Independent Saudi Arabia and Kuwait have been named the most “toxic” nations on Earth in a new report. The Eco Experts gathered data on and then ranked 135 countries based on five environmental factors: Energy consumption per capita, CO2 emissions from fuel combustion, air pollution levels, deaths attributable to air pollution, and renewable […]

Continue Reading

Daawo Muqaal.Abwaan Nageeye Cali Khaliif & DIGNIIN: Fariin ku socota Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo.

Daawo Muqaal.Abwaan Nageeye Cali Khaliif & DIGNIIN: Fariin ku socota Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo.

| February 20, 2017

Isniin.20.02.17Harg(SM)Daawo Muqaal.Abwaan Nageeye Cali Khaliif & DIGNIIN: Fariin ku socota Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Xogu Ku Saabsan Dhibaatadii Gantaalihii Kuuba 1962 (Xogta Dahsoon)Jasiiradda Kuuba waxa ay dhacdaa Biyaha Badda kareebiyanka, iyadoo 153 km oo keliya ka durugsan gobol xeebeedka Florida ee dalkaasi maraykanka,

Xogu Ku Saabsan Dhibaatadii Gantaalihii Kuuba 1962 (Xogta Dahsoon)Jasiiradda Kuuba waxa ay dhacdaa Biyaha Badda kareebiyanka, iyadoo 153 km oo keliya ka durugsan gobol xeebeedka Florida ee dalkaasi maraykanka, Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee Maraykanka Maxamed Aadan Tarabbi Oo Jaaliyadaha Dibadda Ugu Baaqay In Muddaharaad La gu Muujiyo Saldhigga Berbera

Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee Maraykanka Maxamed Aadan Tarabbi Oo Jaaliyadaha Dibadda Ugu Baaqay In Muddaharaad La gu Muujiyo Saldhigga Berbera

| February 20, 2017

Ugu horreyn waxaan tacsi u dirayaa shacabka Soomaalilaan, ee aan maalin kaliya la sharfin la gana xishoon. Waxa muuqata in dalkii la boobay hantidiisii lana bixiyey dhulkii iyo meelihii muhiim ka ahaa sida Gegida Diyaaradaha Berbera oo inoo ahaa hanti maguuraan ah. Majirto dood xalaal ah oo la ga yeeshay mana jirto cid illaa iyo […]

Continue Reading

DAAWO MUQAAL:REER TORONTO OO TILMAAMAY DHAQAN XUMADA KA DANBAYSA SALDHIGA MILITARY EE BERBER

DAAWO MUQAAL:REER TORONTO OO TILMAAMAY DHAQAN XUMADA KA DANBAYSA SALDHIGA MILITARY EE BERBER

| February 20, 2017

DAAWO MUQAAL:REER TORONTO OO TILMAAMAY DHAQAN XUMADA KA DANBAYSA SALDHIGA MILITARY EE BERBER. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

IMF Says Donors May Partly Forgive Somalia’s $5.3-Billion Debt

IMF Says Donors May Partly Forgive Somalia’s $5.3-Billion Debt

| February 20, 2017

Monday February 20, 2017 by Felix Njini The International Monetary Fund says creditors may forgive part of Somalia’s outstanding $5.3 billion debt if the strife-torn Horn of Africa state takes concrete steps toward reforming its economy and improving governance. Somalia, gripped by a three-decade civil war, would have to first clear arrears owed to the […]

Continue Reading

Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

| February 20, 2017

Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare) Sannad kasta maanta oo kale 20ka bisha Feebarweri waxa Somaliland looga dabbaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo lagu saleeyey maalintii dhagax-tuurka ay dhallinyaradii dugsiyada sare ugu hiiliyeen kooxdii UFFO 20kii Feebarweri 1982kii. Waxaana xuskani noqonayaa kii 35aad. Waxaana farxad ii ah in aan halkan idiinku soo gudbiyo qoraal […]

Continue Reading

DAAWO WARBIXIN :- Xaalada Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland Oo Sii Cuslaanaysa Iyo Xanuunka Jedeecada Oo Ka Dilaacay Gobolada Bariga Somaliland.

DAAWO WARBIXIN :- Xaalada Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland Oo Sii Cuslaanaysa Iyo Xanuunka Jedeecada Oo Ka Dilaacay Gobolada Bariga Somaliland.

| February 20, 2017

Isniin.20.02.17Burco(SM)DAAWO WARBIXIN :- Xaalada Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland Oo Sii Cuslaanaysa Iyo Xanuunka Jedeecada Oo Ka Dilaacay Gobolada Bariga Somaliland. Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

WADDANI DHAARTAY BAAN AHAY, DHAXALKII AWOOWGAY LAYGAMA QAADAYO

WADDANI DHAARTAY BAAN AHAY, DHAXALKII AWOOWGAY LAYGAMA QAADAYO

| February 20, 2017

WADDANI DHAARTAY BAAN AHAY, DHAXALKII AWOOWGAY LAYGAMA QAADAYO. Maanta Waa 20 February. Waa Maalin Loo Asteeyay In Lagu Xuso Dhaliyaradii UFO Ee Xumaan Diidka Ahaa, Ee Sameeyay Kacdoonadii Dhalinyarada Ee Burco Iyo Hargaisa Ee Lagaga Soo Horjeeday Kacaankii Inkaarta Qabay Ee Dhagar Qabe MAXAMED SIYAAD BARRE. Intii Naftooda Ku Wayday Alle Ha U Naxariisto Way […]

Continue Reading

U.S. woman shocked refuge-seeking friend walked to Canada

U.S. woman shocked refuge-seeking friend walked to Canada

| February 20, 2017

Sunday February 19, 2017 By LAUREN KRUGEL Saciido Shaie, founder and President of the Umma Project, holds a picture of herself and close friend Mohamed Badal at a Somali restaurant in Minneapolis, Minn., on Feb. 16, 2017. (Jonathan Hayward/THE CANADIAN PRESS) Saciido Shaie says something seemed to be weighing on her friend Mohamed Badal in […]

Continue Reading

Daawo: Warasaxfdeed Ay Magalada Cobenhegan Denmark kasoo sareen Xusbiga Kulmiye Qarada Yurub Ay Ku Tageerayaan Waxqabadka Ambsader Baashe Wakiilka Somaliland ee Imaaradka.

Faallo: Xadhig Mise Xal? Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

Faallo: Xadhig Mise Xal? Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

| February 20, 2017

Faallo: Xadhig Mise Xal? Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) Qofku marka uu afkaar iyo mabaadi’ kaa duwan aamisan yahay haddii aad xidho waad sii shidaalinaysaa uun. Fikirka uu qofku aamisan yahay xadhig laguma suuliyo ee xal iyo xog ayaa lagu beddelaa. Marka wax la isu sheego ee la is hoga-tusaaleeyo qofku inuu qancaa waxay […]

Continue Reading

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online