RSSCommunity

Daawo Muqaal:Waheenay reer Somaliland ah oo Caasimadda Hargaysa ka hirgalisay ganacsi aad u qiimo badan,kana waramaysa waxa ku kalifay in ay ganacsigaa hirgaliso.Naima Design

Daawo Muqaal:Waheenay reer Somaliland ah oo Caasimadda Hargaysa ka hirgalisay ganacsi aad u qiimo badan,kana waramaysa waxa ku kalifay in ay ganacsigaa hirgaliso.Naima Design

| January 16, 2017

Isniin.16.01.17Harg(SM0Daawo Muqaal:Waheenay reer Somaliland ah oo Caasimadda Hargaysa ka hirgalisay ganacsi aad u qiimo badan,kana waramaysa waxa ku kalifay in ay ganacsigaa hirgaliso.Naima Design Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Caweyskii xalay dhallinyarada Xisbiga WADDANI waxay soo bandhigeen barnaamij siyaasadeedka Xisbiga qaybihiisa kala duwan, madashaas oo ay ku lafagureen dhallinyaro aqoonyahana oo ka kala socday Jamaacadaha dalka iyo kuwo kasoo qalin jabiyay jaamacdaha dibadeed.

| January 14, 2017

Sabti.14.01.17Harg(SM)Caweyskii xalay dhallinyarada Xisbiga WADDANI waxay soo bandhigeen barnaamij siyaasadeedka Xisbiga qaybihiisa kala duwan, madashaas oo ay ku lafagureen dhallinyaro aqoonyahana oo ka kala socday Jamaacadaha dalka iyo kuwo kasoo qalin jabiyay jaamacdaha dibadeed. Waxa madasha kasoo qaybgalay arday ka kala socota Jaamacadaha Hargaysa, faagaaraha oo ahaa mid xiise badan ayaa lagusoo bandhigay mucda barnaamij […]

Continue Reading

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Kumanaan Taageerayaal Ah Oo Ka Soo Digo Rogtay Xisbiga WADDANI + Sawiro

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Kumanaan Taageerayaal Ah Oo Ka Soo Digo Rogtay Xisbiga WADDANI + Sawiro

| January 12, 2017

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Kumanaan Taageerayaal Ah Oo Ka Soo Digo Rogtay Xisbiga WADDANI + Sawiro Xisbiga UCID ayaa maanta xaflad balaadhan ku qaabilay mawjado taageerayaal ah oo ka soo digo rogtay Xisbiga WADDANI, Gaar ahaan Degmooyinka Gacan-Libaan, Maxamuud Haybe Iyo Maxamed Mooge . Xafladdan oo ka dhacday Guuleed Hotel […]

Continue Reading

WAXGARADKA & AQOONYAHANKA HY UK OO HADHIMO SHARAFEED U SAMEEYAY, GUDOOMIYE KU XIGEENKA GUDIGA GUUD EE BEELWEYNTA CIIDAGALE (SAHAN BARWAAQO), MUDANE AHMED MAXAMED XUSEEN (GUUDCADE).

WAXGARADKA & AQOONYAHANKA HY UK OO HADHIMO SHARAFEED U SAMEEYAY, GUDOOMIYE KU XIGEENKA GUDIGA GUUD EE BEELWEYNTA CIIDAGALE (SAHAN BARWAAQO), MUDANE AHMED MAXAMED XUSEEN (GUUDCADE).

| January 8, 2017

Axad.08.01.17London(SM)WAXGARADKA & AQOONYAHANKA HY UK OO HADHIMO SHARAFEED U SAMEEYAY, GUDOOMIYE KU XIGEENKA GUDIGA GUUD EE BEELWEYNTA CIIDAGALE (SAHAN BARWAAQO), MUDANE AHMED MAXAMED XUSEEN (GUUDCADE). Kullan balaadhan oo waxgaradka & aqoonyahanka HY UK ku soo dhaweynayeen Gudoomiye ku xigeenka Gudida Guud ee Beel waynta Ciidagale (Sahan Barwaaqo) Ahmed Maxamed Xuseen (Guud Cade) ayaa ka qabsoomay […]

Continue Reading

TAGEERAYASHII GARABKII JAMAAL CALI XUSEIN EE DALKA UK OO KU BIIRTAY XISBIGA WADDANI,XAFLAD AAD U BALAADHAN OO LOOGU QABTAY MAGAALADA LONDON

TAGEERAYASHII GARABKII JAMAAL CALI XUSEIN EE DALKA UK OO KU BIIRTAY XISBIGA WADDANI,XAFLAD AAD U BALAADHAN OO LOOGU QABTAY MAGAALADA LONDON

| January 7, 2017

AQLABIYADDII GARABKII JAMAAL CALI XUSEIN EE DALKA UK OO KU BIIRTAY XISBIGA WADDANI,XAFLAD AAD U BALAADHAN OO LOOGU QABTAY MAGAALADA LONDON (SM) Saturday, January 07, 2017 Taageerayaashii iyo Masuuliyiintii Garabkii Jamaal Cali Xusein ee Dalkan ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu biiray Xisbiga Waddani ee Uk,waxana Xaflad Balaadhan oo si heersare ah loo Aqlabiyaddii Garabkii […]

Continue Reading

Rayan Travel

Rayan Travel

| January 3, 2017

Rayan Travel

Continue Reading

Daawo Muxaadaro ku saabsan debaal-dega Ciidaha Gaalada iyo sida dadka looga wacyi galin karo.Maxay Diintu ka qabtaa in Xmaska la debaal dego..??

Daawo Muxaadaro ku saabsan debaal-dega Ciidaha Gaalada iyo sida dadka looga wacyi galin karo.Maxay Diintu ka qabtaa in Xmaska la debaal dego..??

| December 24, 2016

Sabti.24.12.16Harg(SM)Daawo Muxaadaro ku saabsan debaal-dega Ciidaha Gaalada iyo sida dadka looga wacyi galin karo.Maxay Diintu ka qabtaa in Xmaska la debaal dego..?? Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

XAFLAD SOO DHAWAYN AH OO LOOGU QABTAY MAGAALADA LONDON GUDOOMIYAHA SADEXAAD EE XISBIGA UCID SICIID CUMAR AXMED.

XAFLAD SOO DHAWAYN AH OO LOOGU QABTAY MAGAALADA LONDON GUDOOMIYAHA SADEXAAD EE XISBIGA UCID SICIID CUMAR AXMED.

| December 19, 2016

XAFLAD SOO DHAWAYN AH OO LOOGU QABTAY MAGAALADA LONDON GUDOOMIYAHA SADEXAAD EE XISBIGA UCID SICIID CUMAR AXMED. (SM)Monday, December 19, 2016 18:13:47 Xaflad si heersare ah loogu soo agaasimay oo Maqaamkeedu aad u Sareeyo laguna soo Dhawaynayay Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Saciid Cumar Axmed,ayaa Xaflad Soo dhawayn ah oo Loogu Qabtay Magaalada London […]

Continue Reading

Watch:Bilan Duale, Boem called i am Somali

Watch:Bilan Duale, Boem called i am Somali

| December 18, 2016

Bilan Duale, Boem called i am Somali.

Continue Reading

Xaflada  Ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweynaayey wafti uu hogaaminaayey G/Xisbiga Waddani Cabdiqadir Jirde oo ka dhacay Bariga London+Sawiro

Xaflada Ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweynaayey wafti uu hogaaminaayey G/Xisbiga Waddani Cabdiqadir Jirde oo ka dhacay Bariga London+Sawiro

| December 12, 2016

Isniin.12.12.16Harg(SM)Xaflada Taariikhiya oo Ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweynaayey wafti uu hogaaminaayey G/Xisbiga Waddani Cabdiqadir Jirde oo ka dhacay Bariga London+Sawiro Xalafada aad loo soo Agaasimaya oo Gudoomiyaha Mustaqbalka ee Waddani Xildhibaan Cabdiqadir Ismaciil jirde loogu sameeyay Bariga magaalada London.                              […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Bidcada Mawlidka & Dabaaldageeda Q1aad Sheekh Cabdullahi Barbaraawi

Daawo Muqaal:Bidcada Mawlidka & Dabaaldageeda Q1aad Sheekh Cabdullahi Barbaraawi

| December 11, 2016

Daawo Muqaal:Bidcada Mawlidka & Dabaaldageeda Q1aad Sheekh Cabdullahi Barbaraawi.

Continue Reading

Daawo Muuqaal :Gabadh Soomaaliyeed ah oo Tartanka Quruxda uga hadhay kadib Duco iyo Waano uga timid Hooyadeed !Qiso cajiiba

Daawo Muuqaal :Gabadh Soomaaliyeed ah oo Tartanka Quruxda uga hadhay kadib Duco iyo Waano uga timid Hooyadeed !Qiso cajiiba

| December 10, 2016

Gabadh Soomaaliyeed oo 19 jir ah waliba heeysata dhalashada dalka Mareeykanka ayaa gabi ahaanba waxeey iskaga hadhay tartanka Quruxda ee loo qabto qaar ka mid Dumarka ku nool gudaha dalka Mareeykanka . Gabadhaan oo lagu magacaabo Xaaliimo Aadan ayaa cadeysay inaysan mar dambe ka qeeyb gali doonin tartanka Quruxda dumarka ka dib markii ay Duco […]

Continue Reading

BARNAAMIJKA HIIGSI TODOBAADKAN WAXAA MARTI NOOGU AH FANAAN CABDI DHAANTO

BARNAAMIJKA HIIGSI TODOBAADKAN WAXAA MARTI NOOGU AH FANAAN CABDI DHAANTO

| December 7, 2016

BARNAAMIJKA HIIGSI TODOBAADKAN WAXAA MARTI NOOGU AH FANAAN CABDI DHAANTO

Continue Reading

MASUULIYIINTA IYO SHAQAALAHA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO HAMBALYO MEHER U DIRAYA GASHAANLE NIMCAAN YUUSUF GAAXNUUG IYO MARWADIISA CAWO MAXAMED AXMED OO 01/12/2016 HARGEYSA ISKU MEHERSADAY

MASUULIYIINTA IYO SHAQAALAHA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO HAMBALYO MEHER U DIRAYA GASHAANLE NIMCAAN YUUSUF GAAXNUUG IYO MARWADIISA CAWO MAXAMED AXMED OO 01/12/2016 HARGEYSA ISKU MEHERSADAY

| December 2, 2016

MASUULIYIINTA IYO SHAQAALAHA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO HAMBALYO MEHER U DIRAYA GASHAANLE NIMCAAN YUUSUF GAAXNUUG IYO MARWADIISA CAWO MAXAMED AXMED OO 01/12/2016 HARGEYSA ISKU MEHERSADAY Dec 02, 2016 HAMBALYO MEHER WACAN Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta […]

Continue Reading

Somali-American teen makes semifinals at Miss Minnesota USA pageant

Somali-American teen makes semifinals at Miss Minnesota USA pageant

| December 2, 2016

Halima Aden, a somali-American from St. Cloud, was the first to wear a hijab and burkini as a contestant for the Miss Minnesota pageant. LEILA NAVIDI, STAR TRIBUNE   It seemed only fitting that Halima Aden was the first contestant to introduce herself to the audience. Many of the cameras were there for her, after […]

Continue Reading

Dhagayso:G/Garabka Haweenka ee Talo iyo Tawfiiq Marwo Faysa Faarax Suusle oo cambareysay Wasiirada Maaliyada Somaliland Samsam falkii ay …

Dhagayso:G/Garabka Haweenka ee Talo iyo Tawfiiq Marwo Faysa Faarax Suusle oo cambareysay Wasiirada Maaliyada Somaliland Samsam falkii ay …

| November 29, 2016

Arbaca.29.11.16London(SM)Dhagayso:G/Garabka Haweenka ee Talo iyo Tawfiiq Marwo Faysa Faarax Suusle oo cambareysay Wasiirada Maaliyada Somaliland Samsam falkii ay … Salaanmedia/Hargaysa

Continue Reading

Cuntooyinka laga qaado cudurka dilagaa ee Cancerka (Cancer)

Cuntooyinka laga qaado cudurka dilagaa ee Cancerka (Cancer)

| November 28, 2016

Bismillah, Sida la wada ogyahay waxaa dunida aad ugu soo badanayo cudurka kansarka noocyadiisa kala duwan, waxayna cilmibaarayaashu badanaa sababta la xiriiryaan isbadallada ku dhacay nolosha bini’aadanka iyadoo la cunayo cunno caafimaadka u daran, la neefsanayo hawo caafimaadka sun ku ah, la samaynayo caadooyin iyo dhaqamo u daran caafimaadka bini’aadanka. Awal waxaa la aaminsanaa in […]

Continue Reading

Daawo Muqaal:Xarun Casriya oo loogu magacdaray KAAFI BUSSINESS CENTER oo magaaladda Burco gobolka Togdheer laga hirgaliyey  iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray

Daawo Muqaal:Xarun Casriya oo loogu magacdaray KAAFI BUSSINESS CENTER oo magaaladda Burco gobolka Togdheer laga hirgaliyey iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray

| November 27, 2016

Axad.27.11.16Harg(SM)Daawo Muqaal:XarunCasriga ah oo loogu magacdaray KAAFI BUSSINESS CENTER oo magaaladda Burco gobolka Togdheer laga hirgaliyey  iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray. Salaanmedia/Burco

Continue Reading

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaciil oo Muxaadaro aad u qiimo badan ka jeediyey Masaajdika Woolwich London

Kulan lagu soo dhaweynaayey xildhibaanMaxamuud Maxamed Yasiin (Dheeg) oo ka dhacay Galbeedka London.Kulanka oo aad u balaadhnaa kana soo qayb galeen bulshada degan dalkan Ingiriiska ayaa aad losoo buux dhaafiyey.

| November 14, 2016

Sabti.14.11.16London(SM)Kulan balaadhan oo ka qabsoomay galbeedka magaaladda London laguna soo dhaweynaayey Abwaan Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yasiin (Dheeg),Kulanka oo aad u balaadhnaa kana soo qayb galeen bulshada degan dalkan Ingiriiska ayaa aad losoo buux dhaafiyey. Kulanka oo Abwaan Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yasiin (Dheeg) su’aalo lagu weydiinaayey ku saabsan Gabayo,Heeso iyo sheekooyin  aad u xiiso badan oo si […]

Continue Reading

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online