WARKA DEEQDA RAASHINKA AH EE NACFI FOUNDATION EE MAGAALADA BORAMA DADKA DANYARTA LA GUDOON SIISAY

Jul 23,2013 Borama(SM) – Halkan ka daawo 50 qoys oo ka mida qoysaska danyarta ah oo ay deeq raashina u qaybiyeen Tvga Caalamiga ah ee Royal oo ay u soo wakiisheen Hay’ada Samafalka ee Nafci foundation ooo fadhigoodu yahay dalka Uk, hadaba halkan ka daawo sidii qoysaskani loogu qaybiyay. iyo wariye Ahmed Barakaale.