Daawo Muqaal:Madaxda Dalalka Djibouti iyo Ethiopia ayaa si rasmi ah xadhigga ugu jaray khad tareen cusub oo Shiinuhu dhisay oo isku xidhaya caasimadaha labada wadan ee Djibouti iyo Addis Ababa.

| January 10, 2017

Salaasa.10.01.17Harg(SM)Daawo Muqaal:Madaxda Dalalka Djibouti iyo Ethiopia ayaa si rasmi ah xadhigga ugu jaray khad tareen cusub oo Shiinuhu dhisay oo isku xidhaya caasimadaha labada wadan ee Djibouti iyo Addis Ababa.

Falastin Axmed Iman ayaa tareenka dhexdiisa wareysi kooban la yeelatay madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul-wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desaleng. Haddaba khadka cusub muxuu labada dal ku soo kordhin karaa? Fikirkaaga dhiibo.


Salaanmedia/Hargaysa

Category: Warka

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online