DAAWO:Gabadh uu Dhalay Abwaan Muuse Cali Faruur oo u Jawaabtay Haweenay Iska Casishay WADDANI

| January 10, 2017

DAAWO:Gabadh uu Dhalay Abwaan Muuse Cali Faruur oo u Jawaabtay Haweenay Iska Casishay WADDANI

Tuesday January 10, 2017 –

Hargeysa(SM):-Haweenay uu dhalay Abwaanka weyn ee Muuse Cali Faruur oo ka tirsan Xisbiga WADDANI, ayaa si adag uga jawaabtay hadalo ka soo yeedhay gabadh ka tirsanayd garabka haweenka WADDANI oo iska casishay taasi oo aflagaado iyo cay ba kula kacday guddoomiyaha Xisbiga WADDANI iyo beesha uu ka soo jeedo.

Salaanmedia/Hargaysa

Category: Warka

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online