TACSI:-Qoyska Siyaasi Xadhigle oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeynaaya Geeridii Ku Timi Aniis Saalax Xaaji Xasan

| January 11, 2017

TACSI:-Qoyska Siyaasi Xadhigle oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeynaaya Geeridii Ku Timi Aniis Saalax Xaaji Xasan
0
Wednesday January 11, 2017 –

Siyaasi Cabdirisaaq Ibraahim Xadhigle, Cabdikariim Axmed Budhe, Saynab Cabdirisaaq, Ibraahim Cabdirisaaq, Cumar Gurey Xadhigle, Maxamuud Guray, Farduus Ibraahim Xadhigle.
Ayaan Ibraahim, Saciid Guray Xadhigle iyo weli ba Hooyo Sahra Boqor Axmed Ducaale, waxa ay dhammaantood ba reer Xadhigle oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ba ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuumka Aniis Salax Xaaji Xasan oo dhawaan ku geeriyooday shir-gaadhi. waxaana ay Eebe u weydiinayaan in uu godka u nuuriyo sida oo kale uu naxariistiisii janatul Fardowsa ka waraabiyo.Tacsii

Category: Articles

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online