Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Oo Sheegay In Taakuleynta Abaaruhu Ka Mihiimsan Tahay Doorashada +[ Muuqaal ]

| January 11, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland Shuceyb
Maxamed Muuse waxaa uu ka hadley doorashooyinkii dalka oo ku soo beegmay wakhti abaaro xoogani ka jiraan dalka

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in uu qabo isagu fikirka ah in taakuleynta abaaruhu ay ka mihiimsan tahay in wakhtigan doorasho dalka laga qabto

Aniga shaqsi ahaan , xisbi ahaan iyo xukuumad ahaan ta nala mihiimsani waxaa ay tahay in abaaraha la gargaaro iyo dadka tabaaleysan , waxna la qabto , wax kastana waxaa inagala weyn abaaraha ” ayuu yidhi wasiirku

Category: Warka

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online