Fanaan Sheegay In Abaaraha Dalka Ka Jira Ay Sabab U Tahay Hees Xisbiga Kulmiye Loo Qaadey + [Muuqaal]

| January 11, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Fanaanka jilaaga caanka ah ee Maxamed Siyaaro ayaa waxaa uu ka
hadley abaaraha xoogan ee dalka ka jira iyo arimahan doorashooyinka ee wakhtigoodii soo dhawaadey

Maxamed Siyaaro ayaa sheegay in ay bilaa damiir tahay in xiligan doorasho la soo hadal qaado isla markaana soo jeediyey in loo gurmado dadka ay abaaruhu sameyeen

Sidoo kale fanaankan ayaa waxaa uu sheegay in abaarahan soo noqnoqnaaya ee dalka ka jira ay sabab u yahiin heestii olalaha ee xisbiga Kulmiye taas oo ahed “BEESHU WAY HARADOO HORSEED UMA MAQNA ” waxaana uu soo jeediyey in aan heestaas dib loo dhegaysan

Category: Warka

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online