DHALINYARO KA SOO JEEDA DEEGAANKA XUDUN OO FASHILAYSAY RAASHIN IYO LACAG BIYOOD OO AY LUN SADEEN MASUULIYIIN XISBIGA KULMIYE KA TIRSANNI

| January 11, 2017

gudida-abaaraha

Xudun (Salaanmedia.com)_ Hadaanu nahay dhalin yarada. Deegaagaanka. Degmooyinka hoos yimaada. Degmada. Xudun waxaanu ogaysiinaynaa Gudida abaaraha Soomaliland. In. Raashin dhan 450 kiish. Oo raashina. Iyi. Lacag dhan 4500. Dolarka maraykanka ah oo lio soo dhiibay. Deegaanka. Degma xudun hoos yimaada. Loina soo dhiibay. Masuuliyiin ka mid ah xisbiga kulmiya ee deegaamadaasi xudun ka soi jeeda ayaa. Si. Rasmi ah u. Kunsaday isla markaana. Qaybiyay. Wax. Yar. Iyagoi. U qaybiyay raashinkaasi iyo lacagtaasi. Dad. Gaara. Oo. Ay. Midab takoor ku sameeyeen. Kuwaasoo. Ay. Ku tilaameen. Inay yihiin. Qoyaha. Taageersan. Xisbiga. Kulmiye. Iska markaana. U. Qaybiyay raashinkaaasi. Caawimada ahaa. Si. Hab. Olele. Oo kaleeto. Hadaba si kastaba ha ahaatee muhiimada dhabta ah waxaanu. U. Sheegaynaa hadaanu nahay dhakinyarta. Deegaamadaasi. Hios yimaada degmada. Xudun in raashibka ay. Qaybiyeen. Uu ahaa. 170. Jiish oo kaliyaata. Halka. Raashinka. Loi soo dhiibayna uu ahaa 450 kiish. Sidoo jale. Lacagtii biyaha. Liigu tala galayna ay. Qaybiyeen. 2000. Dolar. Oo kaliyaata halka lacagta loigu. Soo dhiibay dadka abaartu ku habsatay. Ay ahayd. 4500. Dolarka maraykana. Ah. Isku soo wada duuboo. Waxaanu leenahay gudida abaaraha. Ee soomakiland. Marka. Ay. Caawimooyinka deeganadaasi loogu. Talo galay. Loo. Geynaayo. Waa in. Dad. Daacad ah oo aan musuqmaasuq iyo. Taageerayaal xisbi toona ahayn ay. Ugu soo dhiibaan umada. Islaanka ah ee tabaakaysab abaarta ba anina ay. Ku habsatay. Deegaanadaa. Oo jala ah. BOHOL.WAZAY KEENEE 50 KIISH IYO. CEEL KA HELAY. WAXAY KEENEEN 40 KIISH IYO. DOCOSHO. OI 30 JIISH AH HADABA. WAXAANU. LEENAHAY. UMADA. CID DAACAD AH. HALLOOGU. SOO DHIIBO WIXII. DANBE EE. TAAKULAYN AH.

SACAD SAALAX CABDILAAHI. AFHAYEENKA DHALINYARADA DEEGAANKAASI XUDUN……

Category: Articles

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online