Munaasibad Loogu Mahad Naqayey Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Burco Lagu Qabtay Iyo Nuxurka Khudbadihii Goobta Laga Soo Jeediyey

| January 11, 2017

Hargeysa(SM)January.11,2017-Gudida abaaraha gobolka Togdheer iyo madax-dhaqameedka kala duwan ee gobolka ayaa magaalada Burco ku qabtay munaasibad ay ugu mahadnaqayeen shirkadda isgaadhsiinta Telesom oo kaalin laxaad leh ka qaatay gurmadka iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada gobolada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka


Salaanmedia/Hargaysa

Category: Warka

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online