Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Hanjabaado Culus Hawda U Marisay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madax Dhaqameedka + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa ay hanjabaado culus
hawda u marisay xisbiyada mucaaridka iyo madax dhaqameedka dalka .

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Jamaac Cabdilaahi Biin oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in xisbiga yidhaahdaa waxaas lama qaban karo ay talaabo xukuumadu ka qaadi doonto

Sidoo kale wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu tilmaamay in cid kasta oo nabad galyada ka hor timaada oo caaqil ah laga saari doono diwaanka caaqil nimada oo sharciga la marin doono