GIBIL XIDH MIISAANKA MAANSADA SOOMAALIYEED …Prof.Caraale

Burco (Salaanmedia.com)_ Gibil Xidhka Miisaanka Maansada Soomaaliyeed iyo qoraalkii Bare Sare Cabdilaahi Diiriye Aw Guuleed (Prof: Caraale)_

20170330_154547-1

Caadi ahaan dhegaha soomaalidu ma aqbalaan cod jaban iyo laaxin dhabqiya dawanka eryada . habdhaca weedhaha iyo shubaasha meerisyada maansada Qabashada laaxinka iyo jabnaanta .iyo qaababka loo miisaamo badaha kala duwan ee maansada soomaalida. Ayaana si fiican loogaga. Boganayaa buugan . Miisaansada soomaalida . Dhab ahaan buugu waa daah fur axdhan iyo dhaxal ma guuraan ah qoruha waa (Prof: Caraale) Si hufan ayuu u kala haadiyay maw duuca uu. Doortay

………………………….

Rshiid sh Candilaahi (Rashiid Gadhweyne)_ .. Wuxuu. Yidhi Waxa aynu idhan karnaa oo aynu kala soo baxaynaa guud ahaan tusaalooyinkaad. Miisaabka uu caraale ina soo hor dhigay waa. Ku. Toosan oo. Run ku ah . Maansada Soomaaliyeed . Isla mar ahaana waxaynu odhan karnaa marka loo eego miisaanada maanseed ee maanta badka yaala waa ku dhinacyo badan leh oo mid wal oo kale ba ka balaadhaan waana ka dhamays_tir ugu dhow . waayo marka kiisa loo eego ku kasta oo kaleba waa garooc. Shakina ma laha oo miisaabka Caraale. Iyo iyo saddexda heer ee uu soo dhigay in miisaanka maansadu ku dhismo wax lagu daro mooyee wax lagama jari doono lagamana badali doono . Runtu waxa weeye Saddexda heer ee isu dheeli tirka tirada alamada iyo ta shaqal dheerayaasha . tusmaynta iyo horumaynta shaqalka dheer iyo hormaynta alamadu waa rukumada uu cilmigani MIISAANKA MAANSADU.. isku tagaayo waxaa noosoo if bixiyay oo aan la wadaagi CABDILAAHI DIIRIYE AW GUULEED (Prof: Caraale)_ sidaa daraadeed buu taariikhda cilmigani ugu galayaa kaalin hormuud ah …. Ayuu. Yidhi Rashiid sh Cabdilaahi (Rashiid Gadh_Weyne)_ …………

20170330_154527-1