Daawo Muqaal:Soo Dhawayn Balaadhan Oo Loo Sameeyay Wariyaha caankaa ee Muuse Jaambiir oo ka Mid ah Suxufiyinta Somaliland oo ka dhacay magaaladda London.

 


8Soo Dhawayn Balaadhan Oo Loo Sameeyay Wariye Muuse Jaambiir oo ka Mid ah Suxufiyinta Somaliland+ SAWIRO 15/04/201716

img1492634281194
Waxa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London Mid Ka Mid ah Haldoorka Suxufiyiinta Somaaliland Muuse Jaambiir Kaas oo Safar Gaban Ku imi Cariga ingiriiska.
img1492636088399
Muuse Waxa Soo Dhaweeyay Suxufiyiin Abwaniin Fananin iyo Waliba Asxbta Siyasada Kaas oo ay Si Mug iyo miisanle Qofkasta oo madasha ka hadlay uu u soo Dhawyay Ugu Danbayntii muuse oo Ka War Bixii Wadankii iyo Xalada Uu Marayo Ayaa Ku Dheraday Abarta Iyo Waliba Dhibta Ka Jirta Dalkii Iyo Saxaafda Xorta ah oo uu Sheegay inay Cadaladii Wali Saxda ahayd haynin.
img1492634121728IMG_1340
1 2 3 4 5 6 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23