Deg Deg ]:- Faysal Cali Waraabe Oo Kominshanka Doorashooyn Ku Tilmaamey Qaar Shaqadoodii Gabey, Xisbiga Waddani na Magac Cusub U Bixiyey +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa
waxaa uu dhaliilo xoogan u soo jeediyey kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey qaar jilicsan isla markaana hawlahoodu gaabis yahiin

https://youtube.com/watch?v=7KLSj5X5Ra8

Sidoo kale gudoomiyaha Faysal ayaa waxaa uu sheegay in xidhiidhka ay guddida doorashooyinku ay la leeyihiin beesha caalamku uu yahay mid aadu jilicsan oo aan fiicneen

Dhinca kale Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu magac cusub u bixiyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo uu u bixiyey ( Waddani Kulmiye) isaga oo sabab uga dhigay hadalkaasi in siyaasiyiintii ugu fir fircoona xisbiga Kulmiye ay hada shookaanta hayaan Isteerinka xisbigaasi oo ay ugu fadalo ca cad yahiin