Daawo Wariye Cali Seenyo Oo Waraysi La Yeeshay Abwaan Muuse Cali Faruur Iyo Nuxurka Qobobada Laga Waraystay.09.05.17

Daawo Wariye Cali Seenyo Oo Waraysi La Yeeshay Abwaan Muuse Cali Faruur Iyo Nuxurka Qobobada Laga Waraystay
Hargeysa(SM)May.9,2017-Wariye Abwaan Cali Seenyo ayaa waraysi dalka Jabuuti kula yeeshay Abwaan Muuse Cali Faruur oo kamid ah abwaanada reer Somaliland,isaga oo abwaanka ka waraystay hal abuurnimadiisa iyo taariikhdii uu soo maray.

Halwkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa