Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye Oo Ay Fiintu Kala Dhex Miraneysa + Faysal Oo Weerar Afka Ku Qaadey Muuse Biixi +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu weerar
afka ku qaadey gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi
Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu tageerayaal xisbiga Kulmiye dhawaan ku biiray uu ku sifeeyey in ay ahayeen dilaaliin saylada wax ka dilaala

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan