Guddida Abaaraha Dalka Somaliya Oo Iminka Ku Dhawaaqey Deeq Lacag Ah Oo Ay Ku Soo Wareejin Doonan Guddida Abaaraha Somaliland Iyo Cadadka Lacagta + [Muuqaal]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Guddida Abaaraha Somaliya ayaa waxaa ay goor dhaweyd ku dhawaaqeen deeq lacag
ah oo ay soo gaadhsiin doonan guddida abaaraha Somaliland taas oo la gaadhsiin doono dadka ay abaaruhu ku dhufteen

https://youtube.com/watch?v=h3RtViImxZ0

Waxaana arintaasi ku dhawaaqey gudoomiyaha guddidaas sheekh Nuur Baaruud Gurxan , waxaana uu sheegay in guddida abaaraha Somaliland u qoondeeyen lacag dhan $200 ,000 ( Laba Boqol Oo Kun Oo Dollar ) , Waxaana ay guddida abaaraha Somaliya ay kala simeen lacagtaas ay Somaliland soo gaadhsin doonan lacago ay u kala diri doonan maamul gobaleedyada dalka Somaliya